Personal tools
You are here: Home Books Ma Innaguun Baa!

Ma Innaguun Baa!

by Said Jama Hussein

Qalin bilan, murti wax-ku-ool ah, iyo xiise aan marna damayn, ayaa looga bartay qoraaga Siciid Jaamac Xuseen inuu ku soo if bixiyo qoraalladiisa. Qoraalcurinta toolmoon, gaar ahaan sheekada gaaban iyo maqaalka aad ugu tegaysid Buugtiisa ‘Shufbeel’ iyo “Safar Aan Jaho Lahayn’ iyo kan cusub ee ‘Ma Innaguun Baa!’ ayaa caddayn ugu filan inuu Siciid Jaamac Xuseen habcurintaas hormood ka yahay.

In this work, Said Jama Hussein (aka Siciid Jaamac Xuseen) presents, in Somali, a series of short stories and personal memoirs.

ISBN 9788888934587 | 186 pages | 210 x 140 mm | 2018 | Ponte Invisibile (Redsea Cultural Foundation) , Somaliland | Paperback

Categories:

Authors

Editors

Document Actions